Kullan Technology

Waxa aan bixinaa adeegyo tayo sare leh ay qabanayaan shaqaale xirfad iyo waayo aragnimo dheerada u leh shaqada ay qabanayaan 

Web Design

Kullan Tech waxa ku samaynaynaa website tayo sare leh la jaan qadaya dunidaan casriga ah ee technologyadu hogaaminayso waxa ku samaynaynaa website tayo sare leh qiimo jaban ay ku samaynayaan shaqaale xirfad dheerada uleh mudo badan kaso shaqaynayay

Software Development

KulanTech software development services waxa ku samaynaynaa software aan ku maamula karto goobtada shaqo ama goobtada ganacsi aad ku maamulan karto la socon karto shaqada meel walba aad joogto

CCTV Installation

waxa ku xidhaynaa camerooyinka lagu ilaaliyo ganacsiga ama goobaha shaqoda oo ay ku diyaarsan yihiin khabiiro mudo badan kaso shaqaynayay xidhida cilad saarida cctv camera

KullanTech Provides IT Solution Service

ma jiro company wayn oo billion dollors ah oo technology la'aan gaaray , adiguna kuso biir dunidaan casriga ah technology hoggaaminayo , kullan tech waxay ku haysaa adeegyo badan ku saabsan technologyga ,La jaan qaad dunidaan hormartay 

Services

Web Design
Kullan Tech waxa ku samaynaynaa website tayo sare leh , u diyaarsan yihiin shaqaale xirfad dheerada u leh, hadaa ubahan tahay so raac buttonka hoose

CCTV Installed

waxa ku xidhaynaa camerooyinka lagu ilaaliyo ganacsiga ama goobaha shaqada ,aad la socon karto goob walba aad joogto

Graphic Design

1. Social Media Creatɪves 2. Social Media Management 3. Brand Identity 4. Packaging Design 5. Hand Menu Design 6. LED Menu Design 7. Print Design (Banner, Standee, Flyer, Brochure Designs etc.) 8. Website Design 9. Website Banners anᴅ Gʀaphicꜱ Design

FINGERPRINT SCANNER

kullan tech waxa kuu xidhaynaa Fingerprint shaqaaluhu ku xaadiraan marka shaqada so galayaan iyo marka ka baxayaan oo si fudud ku ogaan kartid bisha inta cisho qofka shaqaaluhu xaadiray

Software Development

KulanTech software development services waxa ku samaynaynaa software aan ku maamula karto goobtada shaqo ama goobtada ganacsi aad ku maamulan karto la socon karto shaqada meel walba aad joogto

Financial Management Softwares

kullan tech waxa ku installed garaynaynaa softwareska lagaga shaqeeyoyo goobaha ganacsiga side quickbook, peachtree, quickbook online,Pos system iyo qaar kale oo badan
Kullan Tech

2+ Years of Experience

0 +

Successfully Project Finished

0 +

Year of experience

0 +

Cleint we worked

Scroll to Top